Xir bogga

Su’aalo weydii oo macluumaad dheeraad ah ka hel Ung.no

Riix halkan, markaas waxaad heli doontaa fursad aad ku weydiiso su’aalo ku saabsan waxa aad is weydiinayso!

Waxaa jawaabaha bixiya dad aqoon u leh arrimahaas, waxaadna noqon kartaa qof aan la aqoonsan karin haddii aad rabto. Waxaad sidoo kale jawaab ka dhex raadin kartaa 400 000 su’aalood oo kale oo aad jawaabo ka heli karto oo ku jira ung.no.
Halkaan waxaad sidoo kale ka helaysaa chat, adeegyo caawimo ah iyo qalab aad adigu iska isku caawin karto.
Waxaad sidoo kale akhrisan kartaa 800 maqaal oo ka hadlaya 70 mawduuc oo kala duwan!
Bogga Ung.no waxaa maamula Wasaaradda Carruurta iyo Qoyska, Bufdir.