Xir bogga

Su’aalo badanaa la iska weydiiyo hay’adda ilaalinta carruurta

Halkan waxaad ka helaysaa jawaabo ku saabsan su’aalo badanaa la iska weydiiyo hay’adda ilaalinta carruurta (barnevernet).

Waa maxay hay’adda ilaalinta carruurta?

Waa maxay sharciga ilaalinta carruurtu?

Maxaa dhaca marka hay’adda ilaalinta carruurtu hesho farriin walaac ah?

Ma qarin karaa qofka aan ahay marka aan la xiriirayo hay’adda ilaalinta carruurta?

Maxay hay’adda ilaalinta carruurtu sameysaa marka ay baaritaan waddo?

Caawimo noocee ah ayaa laga heli karaa hay’adda ilaalinta carruurta?

Hay’adda ilaalinta carruurtu miyay carruurta ka qaadi kartaa qoyskooda?

Maxaa carruurta qaarkood looga kaxeeyaa guriga qoyskooda?

Maxaan sameyn karaa haddii aanan fiicnayn ka dib marka aan u guuro guri qoys kale oo ilmaha lagu daryeelo ama xarun carruur lagu daryeelo?

Waa maxay sababta dadka qaarkood si xun uga hadlaan hay’adda ilaalinta carruurta?